|
Written by Jidbaale.com
|
|
Wednesday, 08 September 2010 02:53 |
|

London(Jidbaale.com) Dhamaan Jaalliyadaha SSC ee kala jooga aduunka dacaladiisu waxay iyagoo ka tiiraanyaysan geeridii naxdinta lahayd ee ku timi hooyo Caasha Yuusuf Aadan tacsi u dirayaan dhamaan ehelkii iyo qaraabadii marxuumada, waxay si gaara tacsi ugu dirayaan
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Wednesday, 08 September 2010 02:16 |
|

Minneapolis(Jidbaale.com);- Caasimada gobolka Minnesota ee Minneapolis ayaa sabtida inagu soo aadan waxaa ka furmidoona shir balaadhan oo ay ka qaybgelidoonaan masuuliyiinta SSC ee gobolada Minnesota , California iyo dhamaan bulsha weynta SSC ee ku dhaqan gobolka Minnesota iyo nawaaxigiisa.
|
|
Read more...
|
|
Written by C/sataar H,D,Goonle
|
|
Tuesday, 07 September 2010 08:36 |
|
waxaan halkan idiinkusoo gudbinaynaa tix Gabay ah oo magaceeda la yidhaahdo Xaq iyo Baadil waxaa curiyey abwaan:Abdisatar .H.D.Goolle Waana sidan
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Monday, 06 September 2010 17:10 |
|

Buuhoodle:-Kayse Cabdi Yuusuf iyo qoyska reer Galaal oo mudo haatan laga joogo labo sano iyo dhawr bilood ay mashaqo uu ku geeriyoodey Shiine Galaal ku dhex martey Magaalada Widhiwdh iyagoo markaasi kala taageersan Puntland iyo Soomaliland ayaa waxaa haatan heshiiskooda buddhige u noqdey SSC.sawirada halkan riix
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Monday, 06 September 2010 15:01 |
|
waxaa Magaaladda MNPLS si wayn loogu soo dhaweeyay Maxamed Xasan Xaad oo ka tirsan Siyaasiyiinta SSCda, Maxamed ayaa waxaa Airporka Magaaladda MNPLS si wayn ugu soo dhawaayay jaaliyadda SSC ee Magaaladda MNPLS, halkaas oo lagu soo dhawaayey Ubax lagu mareegay calaankii Astaanta u hayd Dhaqaaqa Maamulka gobinimo doonka ee SSC.
Daawo Maqal Iyo Muuqaal, Daawo sawiradda
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Monday, 06 September 2010 11:01 |
|
Ku: Shacabweynaha Dhulbahante Gudo iyo Debedba.
Ujeedo Beenin baaq lagu been abuurtay Jaaliyada Beesha Guleed Garaad ee Qurbaha.
Anagoo ah Jaaliyadda Beelweynta Guuleed Garaad ee Qurbaha, waxaanu si weyn u beeninaynaa qoraal been abuur ahaa oo ku soo baxay labo ka mid ah Websiteyada SSC. Kaasoo lagu sheegay in Jaaliyada debeda ee Beeshu shir ay isugu timid ku taageertay Shir la sheegay in uu ka dhacay Tuulada Xamar lagu xidh.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Monday, 06 September 2010 04:34 |
|
Kambaala(Jidbaale.com) Fanaanada Qaranka Saado Cali Warsame ( Cunaabi ) ayaa waxa casuumad casho sharaf ah u fidiyay dhalinayarada kasoo jeeda Gobolada SSC, ee ku dhaqan Magaalada Kampala ee wadanka Uganda, hotel balvert oo kuyaal faras magaalaha Magaalada Kampala ayaa waxa ka dhacay, Xaflad si heer sare ah la isugu soo dubariday ,waxaana kasoo qayb galay dhalinayarada Gobolada SSC ee wadanka uganda. Fanaaniin uu ka dhex muuqday jilaaga caanka ee Maki Xaaji Banaadir. Ardayda Jaamacadaha, iyo marti sharaf kale. Daawosawiradiisaadocali
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale
|
|
Sunday, 05 September 2010 18:00 |
|
Buuhoodle(Jidbaale):-Waraysi ay la yeelatay Warbaahinta SPR Taliyaha Guutada Ismaaciil Mire ee Jabhada Badbaadada SSC oo caawa u waramay idaacada SPR ayaa uga warbixiyey khilaafkii dhawaan la xaliyey ee isaga iyo ururka SSC, isla markaana sheegay in ay in aanu wax qilaaf ah dhexdooda jirin. Col. Keyse. Halkan ka Dhagayso
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Saturday, 04 September 2010 21:57 |
|

Maqaal(Jidbaale.com):-Adan Siiro oo ka jeediya masaajid ku yaala Magaalada Hargaysa Khudbadaha Jimcaha ayaa had iyo jeer wuxuu ku caaya maytida ama dadka dhintay gaar ahaan madaxdii Daaroodka isaga oo haba yraatee wax ka sheegin soona hadal qaadin kuwo ay isku qabiilka yihiin deriskana ka yihiin Xaafadaha Hargaysa .
|
|
Read more...
|
|
Written by galgalanews
|
|
Saturday, 04 September 2010 21:52 |
|

Maqaal(jidbaale.com):-Wasiirka Warfaafinta Puntland C/xakiin Maxamed Guuleed ayaa la soo Baxay Wacdaro ah Inuu Taalabadiisa ka dheereeyo, isaga oo aad Moodid inuu Ka Boodsiisanyahay Shaqadiisa loo Idmaday, C/Xakiin Maxamed Guuleed ayaa Faroole Wasiir Kula Kufay isaga oo Dalka Kenya u Yimi Siminaar iyo Shaqo Raadis kale.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Saturday, 04 September 2010 15:55 |
|
Buuhoodle:-Maamulka Gobolka iyo Kan degmada e Gobolka Cayn ayaa waxaa ay saaka goor hore ka bilaabeen olole Nadaafadeed oo wacyi galin iyo abaabul u badnaa,kaasi oo socon doona sadexda maalmood ee soo socda,waxaana lagu nadiifin doonaan suuqyada,wadooyinka iyo goobaha qashinka lagu uruuriyo.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Saturday, 04 September 2010 08:47 |
|
Burco(Jidbaale.com) magaalada burco ee caasimada u ah gobolka togdheer ayaa lagu qabtay xubno tiradoodu tahay sideed nin oo lagu tuhunsan yahay inay xidhiidh hoose la leeyihiin kooxaha Al Shabaab ee iyagu ka dagaalama koonfurta soomaaliya.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Saturday, 04 September 2010 08:16 |
|
London(Jidbaale.com) Waxaa magaalada London soo gaadhay Xoghaya Arimaha Dibada Ee SSC Prof Maxamuud Cali Jaamac oo muddooyinkii u dambeeyey si weyn ugu hawlana sidii beel weynta caalamka looga dhaadhicin lahaa maamulka SSC, waxaana si diiran u soo dhaweeyey Ururka Dhallinyarada SUDO, oo aan isagu marna ka gaabinin hawlaha ka socda deegaanada maamulka SSC. Daawo Soo Dhawayntii Xoghaya Arimaha Dibada Ee SSC. http://boocameonline.com/w-p/?p=4127 amaba http://www.youtube.com/watch?v=hv6Y0oHKrvg
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Friday, 03 September 2010 22:40 |
|

Greensboro (Jidbaale.com) Waxaa dhamaan la ogaysiinayaa Jaaliyadaha SSC ee ka la jooga dacalada aduunka inay ka soo qayb galaan shir telephoned la qabanayo maalinta Axada ah ee fooda inagu soo haysa taariikhduna tahay September 5th 2010 oo ku beegan Ramadan 26th 1431.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Thursday, 02 September 2010 11:44 |
|
Boosaaso(Jidbaale.com) madaxweynaha maamulka goboleedka Waqooyi bari(Ex-Puntland) wuxuu safar kediso ah ugu kicitimay itoobiya, siday noo sheegeen ilo lagu kalsoon yahay safarka faroole waxay ku sheegeen inuu yahay mid uu gargaar saanad malatari ku weydiisanayo dawlada Itoobiya, maadaama uu ku daba dheeraaday dagaalkii kaga socday buuralayda Galgala.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Tuesday, 31 August 2010 18:09 |
|
Ceerigaabo(Jidbaale.com) waxaa dhawaan dalka ingiriiska ka ambabaxay wafti ballaadhan oo uu horkacayey gudoomiyaha Ururka Kaafi Community Mudane Axmed Diiriye, waxaanay safaro shaqo oo isugu dhafan iswaraysi iyo u kuurgal ah ugu ambabaxeen meela ka mid ah deegaanada SSC. Daawosawiradakaaficommunity
|
|
Read more...
|
|
Written by jidbaale.com
|
|
Tuesday, 31 August 2010 12:36 |
|
Laascaanood:-War haatan naga soo gaadhaya magaaada Laascaanood ayaa waxaa ay sheegayaan in caawa fiidkii lagu khaarajiyey Cabdi Ciise Nuur Taliyihii Jeelka,ka dib markii Rag hubaysani ay wadada u galeen afurkii ka dib waxaana la sheegey in labo Ilaaladiisana la dhaawacay.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Monday, 30 August 2010 21:15 |
|
Maqaal(Jidbaale.com) nin baa laga hayaa anoo aabahay la liita ayuu aabahayna aabihiis keenay, waxaan uga socdaa inagoo ka SSC ahaan la yaaban kooxaha horgalada ah, ee ay maamuladu daaha dabadiisa ka soo riixayaan, ayey NSUM iyo SSC na fagaarayaasha iskeeneen, haday iyana jiibta iyo jaanta isla helaane, xaalkoodii wuxuu ku soo ibabeelay sheekadii labada nin ee bidaarta lahaa ee isku qabsaday garfeedha(shanlada)
|
|
Read more...
|
|
Written by C/casiis Saleebaan Axmed
|
|
Monday, 30 August 2010 14:34 |
|

Buuhoodle:-Gudiga Isfahansiinta iyo Turxaanbixinta ayaa ku guulaystey afurkii ka dib in ay soo afmeeraan madmadowgii ku kala dhex jirey Hogaanka SSC iyo Taliyaha Guutadda Ismaaciil Mire Halyey Kayse Cabdi Yuusuf oo wada ay shaqayntoodu xumayd.halkan riix sawiradii
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Sunday, 29 August 2010 13:07 |
|
London(Jidbaale.com) maamulka talafeeshinka Universaltv ee ku baxa afka soomaaliga waxaa dhawaan iska casilay xilkii uu u hayey Cabdiqaadir Tuunde oo ahaa madaxii u qaabilsanaa dhinaca qaaradaha afrika iyo eeshiya, ka dib markii uu ogaaday in uu maamulka sare lunsaday lacago tira badan.
|
|
Read more...
|
|