gototopgototop
Ciidamo Beeleed Ka Hortagay Dhulka Dhuxusha Laga Gubayo Deegaanka Awrboogays
Written by Jidbaale.com   
Friday, 20 August 2010 16:48

Gudiga Dhuxul joojinta oo wayahan dameba ku howlanaa Sidii ay xal waara uga gaari lahayeen Dhuxusha Qoyan ee Sida Sharci darada ah looga Shido Degaano hoos yimada gobolka sool ayaa waxaa ay ka gaareen Guul iyagoo ugalay dagaal sidii ay ku Dabar gonaylahyeen Kooxa Caadaystey Inay wax u dhimaan Nabaadka degaanka iyo Dabargoynta dhirta qoyan,

Read more...
 
Rashiid Diiriye Kadeed:- Garaad Abshir Kalsoonidii Waanu Kala Noqonay Beesha Barkadna Ma Matlo
Written by Jidbaale.com   
Friday, 20 August 2010 16:20

 

Dubai(Jidbaale.com):-Ka dib markii Garaad Abshir Saalax ku dhawaaqay in uu isu dhiibay jabhadda SNM ayaa waxa soo baxaya abaabul ay shacabka Guuleed Garaad gudaha iyo dibada ka wadaan kaas oo lagu canbaaraynayo waraysigii uu Garaad Abshir siiyey BBCda , Rashiid Diiriye Kadeed oo ku hadlaya magaca Qurba Joogta ayaa ugu baaqay in uu Garaad Abshir ka noqdo hadalka deelqaafka ah ee uu BBCda kaga hadlay wuxuuna yidhi , kalsoonidii waanu kala noqonay Garaad Abshr go,aamo loo dhan yahayna waa ka soo saaraynaa.Halkan ka dhegeyso

Read more...
 
Khudbaddii Garaad Jamac Garaad Cali Uu Ka Jeediyey Shirkii Turxaansaarida SSC Ee Dharkayn.
Written by C/casiis Saleebaan Axmed   
Friday, 20 August 2010 16:34

Dharkayn:-Garaad Jaamac Garada Cali oo ka qayb galay shirkii Hogaanka SSC uu dadweynaha reer Dharkayn uga xogwaramay tmadow madow soo kala dhex galay Hogaanka midaynta iyo Badbaadada  SSC ayaa halkaas ka jeediyey khudbad kaga ilmaysiisey dadweynihii dhagaysanayey.

Read more...
 
Tiknikadii Beesha Jaamac Siyaad Oo Qaarkood Isu Dhiibeen SNM.
Written by Jidbaale.com   
Friday, 20 August 2010 09:52

Widhwidh(Jidbaale.com):-Hal gaadhi oo ka mid ahaa Tiknikada Beesha Jaamac Siyaad ayaa saaka isu dhiibay Malayshiyadda SNM ee ku sugan magaalada Widhwidh , gaadhigaas oo uu waday Bidaar Xasan Madoobe.

Read more...
 
Garaad Abshir Saalax:-Deegaankayagu Annaguu Gaar Nooyahay Wadahadalna Waanu La Galaynaa Hargeysa.
Written by Jidbaale.com   
Friday, 20 August 2010 08:04

XamarLaguXidh(Jidbaale.com):-Garaad Abshir Saalax oo ah garaadka beesha Guuleed Garaad(Barkad) ayaa shaaca ka qaaday waraysi uu siiyey BBCda in beesha barkad deegaankeeda uu gaar u yahay isla markaana ay wadahadal la galayaan maamulka Hargeysa ee uu madaxda ka yahay danbiile dagaal Siilaanyo.

Read more...
 
Winner and losers of Galgala conflict
Written by galgalanews   
Thursday, 19 August 2010 09:02

As we all know; every war has two sides that each carry part of the responsibility of that disaster on their shoulders, no one is relieved of his share of responsibility by others. For those acting the show no one can stand aside with unconcern; the interest of both sides hangs on the result. And no one would come clean and finds a safe way out for him as long as innocent people dying, injured and some weeping for help toward distraction and catastrophic situation.

 

Read more...
 
Beesha Guuleed Garaad (Barkad )Oo Wadahadal La Bilaabaysa Maamulka Hargeysa
Written by Jidbaale.com   
Thursday, 19 August 2010 05:11

Xamar-Lagu-Xidh(Jidbaale.com):-Sida aanu ka soo xiganay Kayse Cali Jaamac Xoosh oo haatan ku sugan magaalada Xamarlagu xidh ee gobolka Cayn waxaa halkaasi ka socda shir loogu gogo;l xaadhayo sidii beesha Guuleed Garaad (Barkad) ay wadahadal ula gali lahayd maamulka Siilaanyo.

Read more...
 
Golaha Khusuusiga SSC oo Xilalkii ka qaadey Guraase iyo Caasha Cismaan Xubno Cusubna u magacabey
Written by C/casiis Saleebaan Axmed   
Wednesday, 18 August 2010 16:54

Dharkayn:-Golaha khusuusiga SSC ayaa fadhi ay maalintii shalay ahayd ku yeesheen Magaalada Dharkayn Geenyo ee Gobolka Sool waxaa ay cod aqlabiyad ah xilalkii uga qaadeen Maxamed Warasme Guraase iyo Caasha Cismaan oo lagu eedeeyey in ay  kasoo qayb gali waayey labo kalfadhi oo uu Golahu yeeshey ,sidoo kalena ay ku tunteen wixii loo dhaariyey.

Read more...
 
Illaalada Madaxtooyada Puntland oo Sagaal Maxbuus ku Toogtay Duleedka Galgala
Written by Jidbaale.com   
Wednesday, 18 August 2010 16:47

Boosaaso (Jidbaale.com)Ciidanka khaaska ah ee ilaalada  madaxtooyada Puntland ee uu taliyaha ka yahay ninka Faroole adeerka u yahay ee lagu magacaabo Ina faraweyne ayaa maanta dil toogasho ah ku dilay sagaal maxbuus oo hore looga qabtay ciidamada deegaanka Galgal ee uu hogaamiyo Sh. Atam  

Read more...
 
Golayaashii maamulka SSC oo dib ugu soo laabatay Buuhoodle
Written by Jidbaale   
Wednesday, 18 August 2010 16:48

Buuhoodle(Jidbaale):-xalay fiidnimadii gudaha magaalada Buuhoodle dib ugu soo laabtay dhamaan masuuliyiintii hogaanka midnimada iyo badbaadada gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn oo in mudo ah uu shir turxaan saaris ah uga socoday magaalada Dharkayan-Geenyo. Shirkaa oo bilowday maalintii Khamiista ahayd ee todobaadkii la soo dhaafay ayaa waxaa lagu xalinayey ama lagu gorfaynayey madmadow soo kala dhex galay xubno ka mid ah golaha Khusuusida iyo madaxada sar sare ee hogaanka midnimad iyo badbaadada oo isku khilaafay habsami u socdka hawlaha hogaanka gobolada SSC.

Read more...
 
Sawiradii Munaasimadii khilaafsaaridda SSC Ee Dharkayn
Written by C/casiis Saleebaan Axmed   
Wednesday, 18 August 2010 10:05

Dharkayn(Jidbaale):-Gudida khilaaf saarista iyo Turxaanbinta ayaa ku guulaystey in ay is fahansiiyaan labada dhinaca ee golaha fulinta iyo Golaha Khusuusiga ee Hogaanka Midaynta iyo Badbaadda SSC,Waxaana xubnaaan ka mid ah Baashe Cali Jamaac,C/xamiid Garaad Jaamac,Yaasiin Axmed Sulub,sadexdii xildibaan ee dhanka garoowe ka yimi,Ibraamin Maxamed Guure,Caaqil Abshir C/casiis iyo Cumar Jaamac Saleebaan,sawiradii halkan riix

 
Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil: ‘Beesha SSC Uma Baahna Dib Heshiisiin Ee Waxay U Baahan Tahay Isfahamsiin’ Daawo Sawirada
Written by Jidbaale.com   
Wednesday, 18 August 2010 05:33

London(Jidbaale.com) kulan wada xaajood oo si weyn loo soo abaabulay ayey jaalliyada SSC ee ku dhaqan wadanka ingiriisku waxay ku marti qaaday Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo isagu dhawaan ka yimi deegaanada SSC, wuxuuna Garaadku halkaasi ka soo jeediyey khudbad kooban oo aad u taabatay dhamaan intii ka soo qayb gashay kulankaasi.  ........ KulankiiGaraadJaamacGaraadIsmaaciil

 

Read more...
 
Dhiigyacabkii Siilaanyo Oo SSC Ku Soo Jiheeyey Horgalayaal Cusub.
Written by Jidbaale.com   
Wednesday, 18 August 2010 03:34

Maqaal (Jidbaale.com)  Siilaanyo waa  shakhsi SSC lagaga xusuusto xasuuqyadii uu ka geystay  Ceerigaabo, Awrboogays, Xudun, Guumays, Habariheshay, Buuhoodle iyo magaalooyin kale sanadihii 1984-1990 oo uu ahaa gudoomiyihii jabhadii isir nacaybka ku dhisnayd ee SNM.

 

Read more...
 
Qarax Lala Eegtay Gaadhi Sahay u Siday Maleeshiyaadka Faroole Ee Ku Sugan Galgala
Written by JIdbaale.com   
Tuesday, 17 August 2010 13:49

Boosaaso(Jidbaale.com) Qarax miino oo khasaare weyn geystay ayaa maanta barqadii waxaa lala eegtay gaadhi sahay u siday maleeshiyada Faroole ee dhawaan fadhiisimada ka sameystay Buuraleyda Galgala, iyadoo dhinaca kalena maleeshiyada Faroole ay baneeyeen saldhigiyo ay kaga sugnaayeen Galgala  

 

Read more...
 
Puntland Waxay Dhalatay 01.08.1998, Waxay Dhimatay 15.10.2007, Waxay God Gashay 13.10.2009 , Axankeedii Waxaa Cunay C/Faroole Iyo C/samad Cali Shire Tacsiduna Waxay Taalaa Madaxtooyadda Garoowe.
Written by Jidbaale.com   
Tuesday, 17 August 2010 03:31

 

Maqaal(Jidbaale.com):-Waxaa iska cad maamulkii hore loo odhan jiray Puntland ee hadda galbaday in uu ku yimi qayladhaan ay la yimaadeen beelaha dega waqooyi Bari, markii siyaasiyiin ka tirsan beeshaasi oo wadanka Itoobiya Khiyaamo ku kacay ay aadeen Qaahira shirkii ka dhacay 1997kii kaas oo ay marti galisay dawladda Masar oo markaas doonaysay in ay Somaalida Dhex dhexaadiso.

Read more...
 
Gudoomiyaha ardeyda Maakhir ee dalka India oo cambaareeyey dagaalada ka socda deegaanka Galgala.
Written by Jidbaale.com   
Tuesday, 17 August 2010 03:25

India (SPR): Gudoomiyaha ardeyda Maakhir ee dalka India Siciid Cabdi Cabdalle ayaa waxaa uu cambaareeyey maamulka Faroole iyo dagaalada ka socda deegaanka galbeedka Bari, isla markaana ugu baaqey umada Soomaaliyeed in ay nabada xoojiyaan.

Read more...
 
Maamulka Faroole oo Sas ka Qaadday Saxaafadda Xorta ah
Written by Jidbaaleonline   
Monday, 16 August 2010 16:10

Jidbaale.com (Garoowe) Tan iyo intii uu madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole la wareegay hoggaanka dawlad goboleedka Puntland, waxaa isa soo taraya xadgudubyada iyo cabudhinta lagu hayo saxaafadda xorta ah ee ka hawl gasha Puntland, hadday yihiin kuwa gudaha ama weriyayaasha wakaaladdaha iyo idaacadda dibadda uga soo warama deegaanada Puntland

 

Read more...
 
Khilaafkii Dhexmaray Hogaanka Iyo Golaha Khusuusiga Oo La Soo Afjaray Dhagayso
Written by Jidbaale.com   
Monday, 16 August 2010 10:36

Khilaaf lagu soo afjaray magaalada Dharkeyn oo dhexmaray Hogaanka sare Ee SSC iyo qaar ka mid ah khusuusiga halkan ka dhegeyso..

Read more...
 
Ogaysiis Muhiim Ah Oo Ku Socda Jaaliyada SSC ee UK “Shir Dhacaya Talaada 17/08/2010″, Kaasi Oo Lagu Marti Qaaday Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil
Written by Jidbaale.com   
Monday, 16 August 2010 05:51

London(Jidbaale.com) Waxaa la ogaysiinaya Dhamaan jaaliyada SSC ee Uk Shir kadhici Doona Hotel Ramada Maalinta Talaada 17/08/2010 , Shir Xog waran ah oo uu kahadli Doono  Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo dhawaan ka soo laabtay Gobolada SSC.

Read more...
 
Shirkii Dharkayn-Geenyo Oo Ku Dhamaaday Is Afgarad.
Written by Jidbaale.com   
Sunday, 15 August 2010 10:20

Dharkayn-Geenyo(Jidbaale):-Shirkii ka socday magaalada dharkayn geenyo ee looga hadlayey ismaandhaafkii muddooyinkii ugu danbeeyey soo dhexgalay madaxda SSC ayaa ku dhamaaday is afgarad , iyada oo dhamaan wixii madmadow ah ee soo kala dhexgalay la soo afjaray.

 

Read more...
 
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 Next > End >>

Page 3 of 21