|
Written by Jidbaale.com
|
|
Monday, 17 May 2010 16:59 |
|

USA(Jidbaale.com):-Waxayna ka wada hadleen xaalada dalka Somalia uu ku sugan tahay maanta iyo in loo baahanyahay isbedel siyaasadeed oo lagu badbaadiyo.
|
|
Read more...
|
|
Written by NSUM
|
|
Monday, 17 May 2010 16:51 |
|

NSUM(Jidbaale.com):-The one-clan based secessionist enclave calling itself Somaliland, otherwise known as the NW region of Somalia to the rest of the world, will once again commemorate its unilateral declaration of secession from Somalia which it proclaimed on 18 May 1991. If the past is any guide, one can expect to be treated to more of the same old triamphalist fanfare to warm the hearts of its despondent and despairing followers: the usual rituals will be staged claiming that recognition is round the corner; self-righteous mantra churned out ad nauseam justifying why the enclave will never again rejoin Somalia; exaggerated achievements trumpeted for the international and domestic public consumption; Somalia roundly portrayed as doomed and defunct; and the mendacious claim reiterated that the secession is supported by all the clans of former British Somaliland, when in reality it is an enclave of one separatist clan hijacking all the others by force in order to get away with the secession.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale
|
|
Monday, 17 May 2010 12:45 |
|
Maanso(Jidbaale):-gabaygan waxaa curiyey Abwaan Muxamed Xuseen Tabaarak. Waxa uu soo baxay 2010/3/27
Waxa uu si gaar ah u khuseeyaa bulshada ku dhaqan deegaanada SSC, si dhab ah ayuuna uga turjumayaa xaaladda runta, ah ee maanta ka jirta goboladaas iyo dadka ku noolba. Waxa ka dhex muuqda tilmaamo aad u xeel dheer, kumana jiro gabaygan wax qadaf ah oo cid gaar ah lagu wax yeellaynayo, waxaase laga yaabaa in ay jiri doonaan dad badan oo aan jeclaysan miisaanka culus ee uu leeyahay. Ku soo dhawaada gabaygii oo aad si deggen uga bogataan.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Sunday, 16 May 2010 13:46 |
|
SSC(Jidbaale.com):-Waxaa aad loogu diyaar garoobay sidii loo xusi lahaa maalinta 18 may ooh ore loogu aqoonsaday deegaanka Sool,Sanaag Iyo Cayn in ay tahay maalinta Nadaafadda.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Sunday, 16 May 2010 13:08 |
|
 Garoowe(Jidbaale.com):-Warar xog-ogaal ah oo aanu ka helayno ilo ku dhaw madaxtooyada Garoowe ayaa waxa ay sheegayaan in xalay kulan albaabadu u xidhan yihiin uu la qaatay madaxweyne Faroole Xubnaha golaha wasiiirada Puntland ee ka soo jeeda SSC.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Sunday, 16 May 2010 13:06 |
|
 
Garoowe(Jidbaale.com):-Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole ayaa eed u soo jeediyey Wasiirka Hawada Sare iyo Garoomada PUntland Axmed Karaash isaga oo shir ay xalay yeesheen ka sheegay in Axmed Karaash abaabulka SSC qayb ka yahay.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Sunday, 16 May 2010 12:59 |
|
Laascaanood(Jidbaale.com):- Waxaa magaalada la haysto ee laascaanood soo buux dhaafiyay horgaladii u adeegi jiray SNM-ta, kuwaas oo aalaaba xiliyada kacdoonka shacab ama qalalaasuhu ka aloosmo deegaamada SSC ka soo baxa Hargeysa oo fadhi u ah.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Saturday, 15 May 2010 22:20 |
|

Qormada Maanta(Jidbaale.com) Waxaa haatan iska soo idlaaday hadalkii xeeladaysnaa ee nuxurkiisu ahaa Beesha SSC way kala qaybsan tahay, waxaana haatan kaalintiisii buuxiyey beesha SSC oo gudaha iyo dibadaba diyaar uga ah inay deegaanadooda hantiyaan, taladiisana aysan cidna u daba fadhiisanin, maadaama la soo gaadhay heerkii bisaylka iyo ku buraaruga nacab kasta iyo qaab kastoo uu isu soo abaabulo.
|
|
Register to read more...
|
|
Written by C/raxmaan Soomaali
|
|
Saturday, 15 May 2010 22:17 |
|
Buuhoodle(Jidbaale.com):-Waxaa goor danbe oo galabta ah soogaadhay magaalada buuhoodle hogaamiye yaasha sarsare ee Gobolada SSC dr,saleebaan Ciise Axmed iyo Co,cali axmed xasan oo iyagu dhawaanahanba ku sugnaa deegaamada hawdka.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Saturday, 15 May 2010 09:35 |
|

Widhwidh(Jidbaale.com):-Wararka hadda naga soo gaadhaya magaalada Widhwidh ee Gobolka Cayn ayaa waxa ay sheegayaan in Taliyaha Ciidamada SSC ee aagga Hawdka Kaysi Cabdi Yuusuf iyo Ciidan uu horkayaa ku sugan yihiin magaalada Widhwidh, ka dib markii ay saaka halkaasi soo galeen malayshiyada Hargeysa iyo xubno horgalo u ahaa.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Saturday, 15 May 2010 09:32 |
|

SSC(Jidbaale.com):- 24 Saacadood ee ugu danbeeyey ayaa waxa ka soconayey deegaanka SSC dhaqdhaqaaq Ciidan iyada oo ay weerar ku qadeen deegaanka SSC ee dhinaca Hawdka Malayshiyo ka soo jeeda maamulka Hargeysa una badan Burco Iyo Hargeysa iyaga oo ay la socdeen horgalo .
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Saturday, 15 May 2010 06:12 |
|

SSC(Jidbaale.com):-Wararkii ugu danbeeyey ee hada naga soo gaadhaya deegana SSC, ayaa waxay sheegayaan in xiisadii Colaadeed ay cirka isku sii shareertay ka dib markii Maleeshiyaadka Soomaali diidku ku soo dulleen hawdka Gobolka Sool.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Saturday, 15 May 2010 05:47 |
|

Laascaanood(Jidbaale.com):-Waxaa xalay ka baxay mayalshiyo ka tirsan maamulka Hargeysa magaalada Laascaanood, kuwaas oo ku sii jeeda deegaanka Hawdka , gaar ahaan goobaha ay ku sugan yihiin Ciidamada Daraawiishta SSC, oo iyagu baryahanba ku hawlanaa sidii deegaanka maqan wax looga qaban lahaa.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Saturday, 15 May 2010 05:45 |
|
Atlanta(Jidbaale.com):-Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan Jaaliyada SSC ee Atlanta inay ka soo qayb galaan shirweynaha Jaaliyada oo dhacaya bishan aynu ku jirno sadex iyo labaatankeeda maalinimo Axad ah xiliguna waa 5:00PM.
|
|
Read more...
|
|
Written by Abdirahman Dhakalaf
|
|
Friday, 14 May 2010 03:49 |
|
Seattle (Jidbaale.com):-Waxaa dhamaan la ogeysiinayaa dad weynaha reer SSC ee ku nool magaalada Seattle Washington iyo nawaaxi geeda inay ka soo qayb galaan Shir muhiim ah oo ay soo qaban qaabiyeen jaaliyadda SSC ee gobolka Washington State, kaa soo ka dhici doona Seatac Community centerka Magaaladaasi Seattle.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Thursday, 13 May 2010 14:27 |
|

Laascaanood(Jidbaale.com):-Waxaa maalin sadexaad kulan ku dhexmaray magaalada Laascaanood odayaal ka soo jeeda SSC iyo ninka Malayshiyada Hargeysa ee magaalada Laascaanood haysta ee lagu Magacaabo Dhancade oo ka soo jeeda Galbeedka Magaalada Burco.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Thursday, 13 May 2010 13:19 |
|

Dharkayn(Jidbaale.com):- Hogaamiyaha Hogaanka Midaynta iyo Badbaadinta SSC Dr.Saleeban Ciise Kaar (Xagla-toosiye) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaadhay subaxnimadii hore ee saaka deegaanka Dharkayn Geeyo halkaas oo aad looga soo dhoweeyay Hogaamiyaha iyo wafdigiisa.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Tuesday, 11 May 2010 13:15 |
|
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Tuesday, 11 May 2010 12:51 |
|

Boosaaso(Jidbaale.com):-Shirar wada tashiyo ah oo ay isugu yimadeen Isimadda Puntland ee ku sugan Gobolka bari Xarunta Boosaaso, kaga hadleen Arrimaha Guud ee Nabadgalyada iyo Siyaasadda Dowladda ku hogaaminayso Dalka,Shirka Isimadda waxa ay ku gorfeeyeen xaalada guud ee Puntland iyo Tan Gobolka Bari, waxa ayna si qotodheer uga hadleen, Nabadgelyo xumada iyo Dilalka lagula kacayo Dadka waxgalka ah, iyo Qaraxyadamacnodarada ah ee dhaca mararka qaarkood.
|
|
Read more...
|
|
Written by Mr Xoosh
|
|
Tuesday, 11 May 2010 01:17 |
|
Widhwidh (Jidbaale.com) Iyadoo lagu jiro xilligii Guga ayaa deegaamada SSC waxaa ka da’aya roobabkii guga isla markaana, waxaana la dareemaya xaalado caafimaad oo sii adkaanaya iyadoo ay aad u liitaan daryeelka caafimaad ee deegaamadaasi laga helo.
|
|
Read more...
|
|