|
Written by Jidbaale.com
|
|
Tuesday, 27 July 2010 12:17 |
|
Sweden(Jidbaale.com) Abbaarihii 15.30 PA saacada magaalada stockholm, ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Arlanada ka soo degtay fanaanada qaranka saado cali warsame, halkaas oo ay ku sugayeen dad aad u fara badan oo ka socday Soomaalida ogadeeniya iyo jamhuuriyada soomaaliya. Daawosawirada
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale
|
|
Monday, 26 July 2010 17:13 |
|
Maqaal(Jidbaale):- Waxaa beri hore jiray baa la yidhi nin inan layaal ah(ninka la degan reerka uu gabadha ka qabo), Wuxuu ahaa nin muuqaal ahaan xoog wayn sida caadada soomaaliyeed ahayd berigii horana aad u xishood iyo qadarin badan gaar ahaan reerka uu xidika la yahay ee uu gabadha ka qabo.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale
|
|
Monday, 26 July 2010 17:08 |
|
Muqdisho(Jidbaale):-Xeer ilaaliyaha guud ee xukuumadda Washington ayaa sheegay inay dowladda Mareykanka taageero buuxda siineyso ciiamada Midowga Africa ka jooga magaalada Muqdisho ee AMISOM.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale
|
|
Monday, 26 July 2010 17:06 |
|
Tacsi loo dirayo Reer Ismaaciil wayrax geerida ku timi Hooyo Cawo aw cabdi waxay ku geeriyootay Buuhoodle 26.7.2010. dhamaan ilma ismaaciil wayrax gaar ahaan Dr saxardiid Ismaaciil wayrax iyo Drs faadumo ismaaciil wayrax, allaah naxariistii jano hageeyo hooyo cawo ehelkii iyo awlaadii ay ka tagtayna samir iyo iimaan allaaha hakasiiyo aamiin.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale
|
|
Monday, 26 July 2010 16:56 |
|
Muqdisho(Jidbaale):-Duqeymo culus ayaa maanta ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, waxaana ka dhashay qasaaro dhimasho iyo dhaawac.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Monday, 26 July 2010 09:35 |
|

Waxaa Dhanbaalo tacsiyado ahi naga soo gaadheen dadweyne aad u tiro badan oo ka tacsiyadeynaya qoyska Reer Sh.Maxmed Sh,Cumar Geerida ku timi Sh.Maxmed Sh.Cumar oo shalay oo ay taariikhud tahay 25.07.2010 ku geeriyoodey wadanka Sucuudiga.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Monday, 26 July 2010 09:28 |
|
Saaka subaxnimadii ayaa waxaa dagaal qadhaadhi ka qarxay meel lagu magacaabo karin, halkaas oo ah duleedka magaalada boosaaso.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Sunday, 25 July 2010 16:01 |
|

Waxaan Halkan idiinku soo gudbinaynaa Heesta Isku Duubni iyo Muuqaal Ku Ladhan iyada oo codsi ka yimi akhristayaasha Jidbaale.com Daawo Wacan
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Sunday, 25 July 2010 15:51 |
|
Annagoo ah waalidka iyo ehelka hoos ku qoran ee aroosadda Abdisamed Maxamed Axmed Iyo Canab Cabdilaahi Faarax , oo kala jooga Dalka gudihiisa iyo dibadiisa, Waxaanu tahniyad waalid u diraynaa Abdisamed Maxamed Axmed Iyo Canab Cabdilaahi Faarax oo ku aqal galay Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka sool waxaa kaloo tagniyada diraya
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale
|
|
Sunday, 25 July 2010 08:49 |
|
Laascaanood(Jidbaale):- Waxaa xalay saqdii dhexe ka baxsaday Xabsiga magaalada Laascaanood maxaabiis fara badan oo u xidhnaa maamulka Hargaysa ee haysta magaalada Laascaanood.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale
|
|
Sunday, 25 July 2010 08:28 |
|
Muqdisho(Jidbaale):-Tiro madaafiic ah, oo aan la ogeyn halka ay laga soo tuuray, ayaa maanta ku dhacday gudaha degmada X/weyne ee magaalada Muqdisho khasaaro ayaa ka dhashay.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Sunday, 25 July 2010 08:05 |
|
Hargeysa(Jidbaale.com) mid ka mid ah maamulka Jabhada SNM ee haatan isu diyaarinaya inay la wareegaan talada maamulkaasi, wuxuu ka hadlay arimaha hogaanka SSC, wuxuuna ku tilmaamay nabad diid, maamulkii ina Riyaale ee qabiilka loogu itaalka sheegtayna wuxuu ku sheegay argagaxiso.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Saturday, 24 July 2010 15:20 |
|
Waxaa dhamaan lagu wargelinayaa dad weynaha reer SSC meel ay joogaanba inay nagala soo qaybgalaan shir Teleconference ah oo dhici doona maalinta Axadda ee berri ah,
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Saturday, 24 July 2010 14:37 |
|

Laascaanood(Jidbaale.com):-Darwish community oo ku dhaqan magaladda leicester ee dalka England ayaa deeq lacag dhan 500$ soo gaadhsiiyay machadka Tababarka kalkaaliyaasha caafimaadka ee Gobolka Sool (Sool Institute of Health Science).
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Saturday, 24 July 2010 14:23 |
|

Magaalada Xamar lagu Xidh oo dhinaca bariga buuhoodle kaga beegan 35KM ayaa waxaa ku dhibaateysan Nin dhalinyaro ah oo lagu magacaabo Cali Maxamed Salwiye (Cali bicir) oo mudo farabadan ku Xanuunsanayey deegaankaasi xamar lagu Xidh Waxana xanuunkiisu uu yahay afarta adin oo gabi ahaanba Neerfayaashu aanay shaqaynay, isla markaana reerkiisu aanay u awoodin dhaqaale wax looga qabto cafimaadkiisa Waxana dhakhaatiirta Soomaaliya joogaa ay sheegeen in loo baahan yahay in dibada dhakhtar loogu Qaado.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Saturday, 24 July 2010 14:15 |
|

Dubai(Jidbaale.com):-Waxaa si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Dubai ee xarunta dalka Isku taga imaaraadka Carrabka Garaad Jamac Garaad Ismaaciil oo xlaay saqdii dhexe gaadhay halkaasi.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Friday, 23 July 2010 21:08 |
|
Waxaannu akhristayasha qiimaha badan ka raali galinaynaa war ku saabsanaa dagaal ka dhacay widhwidh oo si qalad ah ugu soo baxay webka jidbaale sidaas daraadeed waxaan mar kale si xushmadi ku jirto uga raali galinaynaa akhristayaasha warkaasi.
Jidbaale.com |
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Friday, 23 July 2010 20:42 |
|
Hargeysa(Jidbaale.com) Horgale Baashe Maxamed Faarax mar uu la hadlayey warbaahinta maamulka Jabhada SNM wuxuu u sheegay inay la xidhiidheen hogaanka SSC, isla markaasina ay isla soo qaadeen in wada hadal lagu dhameeyo dagaalna uusan xal ahayn.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Friday, 23 July 2010 13:21 |
|
Maqaal (Jidbaale.com) Run ahaantii waxaa xusid mudan iyo mahadnaq weriyaha lagu magacaabo Maxamed Cadow oo isagu ka tirsan warbaahinta Aljaazira qaybteeda afka ingiriisiga ku hadasha, muxuu ku mutaystey in loo mahadnaqo? Sidee bayse Shacabka ku abtirsada SSC u arkeen?
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Friday, 23 July 2010 11:57 |
|
London(Jidbaale.com) Waxaa Jaaliyadda Naalaye Ahmed ee ku dhaqan wadanka UK lagu casumayaa inay ka soo qayb galaan shir muhiim ah kaas lagu qaban doono Magaalada London.
|
|
Read more...
|
|
|
|
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 Next > End >>
|
|
Page 7 of 21 |