gototopgototop
Magaalada Nayroobi Ayaa Xalay Lagu Dilay Ganacsade Ka Soo Jeedda Deegaanada SSC
Written by Jidbaale.com   
Sunday, 01 August 2010 03:37

Nairobi(Jidbaale.com) kooxo hubaysan oo aan la garanayn cidda ay yihiin waxay xalayto magaalada nayroobi ku dileen ganacsade soomaaliyeed oo ka soo jeedda deegaanada SSC magaciisana la yidhaahdo Maxamuud Warsame Jaamac, xilli uu ku sii socday gurigiisa.

Read more...
 
Ogaysiis Shir Telefooneed Axadan 01.08.2010
Written by Jidbaale.com   
Saturday, 31 July 2010 16:08

 

Waxaa dhamaan lagu wargelinayaa dad weynaha reer SSC meel ay joogaanba inay nagala soo qaybgalaan shir Teleconference ah oo dhici doona maalinta Axadda ee berri ah.

Read more...
 
Cuqaasha Beesha Jaamac Siyaad Oo Ka Hadlay Xildhibaanada Laga Saaray GOlaha Wakiilada Garoowe(Dhagayso)
Written by Jidbaale.com   
Saturday, 31 July 2010 14:47

Laascaanood(Jidbale.com):-Todoba Caaqil oo ka mid ah sideeda caaqil ee baasha Jamac Siyaad yaa ka hadlay xildhibaanadii xilka laga qaaday eek u jiray golaha wakiilada Garoowe , waxayna Cuqaashu sheegeen in ay kal soonidii kala noqdeen maamulka Garoowe, waxa kale oo ay sheegeen in cid beesha ka matashaa hada wixii ka danbeeya ku jirin golaha wakiilada.

Read more...
 
Galgalanews.com oo Hawada dib Igu soo Laabatay
Written by Jidbaale.com   
Saturday, 31 July 2010 09:58

Shabakada Somaliyeed ee Galgalanews Agnecy ayaa Hawada dib Igu soo Laabatay ka dib Cilad dhanka Farsamad ahayd iyo Balaadhin Bogga lagu waday, Hadaba Macaamiisha Sharafta leh waxa la Ogaysiinayaan inay ka Helidoonaan Galgalanews.com Wararkii Ay Igu Barteen iyo Faalooyinkii.
Read more...
 
Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Oo Abu Dhabi Sidiiran LOogu Soo Dhaweeyey(Daawo)
Written by Jidbaale.com   
Saturday, 31 July 2010 09:45

 

Abu Dhabi(Jidbaale.com):-Jaaliyadda SSC ee magaalada Abu Dhabi ayaa sidiiran u soo dhaweeyey Garaad Jamaac Garaad Ismaaciil oo muddooyinkan safari hawleed ku kala bixiyey dalalka Khaliija.

Read more...
 
Beesha Naalye Axmed Oo Shir Ku Dhawaaqday Laysugu Imanayo Awrboogays.
Written by Jidbaale.com   
Friday, 30 July 2010 22:24

 

Garoowe(Jidbaale.com):-Odayaasha iyo waxgaradka ku sugan magaalada Garoowe ee beesha Naalaya Axmed ayaa kulan ay isugu yimaadeen shalay magaalada Garoowe waxa ay iskula soo qaadeen xaaladaha ay ku sugan tahay mandaqada SSC.

 

Read more...
 
Sadex Xubnood Oo Lagu Buuxinayo Xilalkay Baneeyeen Xildhibaanadii Xilka Laga Qaaday
Written by Jidbaale.com   
Friday, 30 July 2010 22:17

Garoowe(Jidbaale.com):-Wararka naga soo gaadhaya magaalada Garoowe ayaa waxa ay sheegayaan in uu ka socdo magaalada Garoowe qorshe lagu doonayo in lagu buuxiyo xubno cusub xilalkii laga qaaday sadexda xildhibaan e golaha wakiilada Maamulka Garoowe.

Read more...
 
Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Oo La Kulmay Jaaliyadda SSC Ee Doha Qatar.(Daawo Sawiradda)
Written by Jidbaale.com   
Friday, 30 July 2010 16:05

 

Doha(Jidbaale.com):-Garaad Jaamac Garaad Ismacil ayaa magaalada Doha ee Caaismada wadanka Qatar kula kulmay Jaaliyadda SSC eek u dhaqan dalkaasi, iyada oo halkaasi si diiran loogu soo dhaweeyey.

Read more...
 
Maamulka Gobolka Cayn SSC Oo La Dhaariyey Maanta
Written by Jidbaale.com   
Thursday, 29 July 2010 15:26

Buuhoodle(Jidbaale.com):-Munaasabadloo ay ka soo qayb galeen Hogaanka SSC Somalia, Isimado, Siyaasiyiin iyo Waxgaradka ayaa manta ka dhacday magaaladda Buhoodle..

Read more...
 
Maqaal: Mahadnaq Xildhibaanadii tegay, Digniin Inta Damiirka Leh.
Written by Mataan Xasan Boobe   
Thursday, 29 July 2010 14:44

Maqaal(Nairobi):-Waxaa Mahad idilkeed leh Allaah Koomka Abuuray, Naxariis iyo Nabad gelyana korkiisa ha ahaatoo Suubanaheenii Muxumad ahaa. Waxaa mahad balaadhan aan halkan uga soo jeedinayaa sadexdii Xildhibaan ee Barlamaan ku sheega maamulka Faroole ee waqooyi barri Soomaaliya looga saaray  waxaad xidhiidh la leedihiin dadkiina {SSC}.

Read more...
 
Ciidamada PISta Oo Jeelka ku Dhexdiley Jamac Dualle{ Dawo Sawirada}
Written by Jidbaale.com   
Thursday, 29 July 2010 14:38

Boosaaso(Jidbaale.com):-Sida ku cad xeerarka caalamiga ah ee jimciyada qaramada midoobey, heshiiskii Geneve , xeerarka maxaabiista dagaalka, xeerka  dawlada soomaaliyeed, maamulka Puntland iyo  shareecada islaamkaba, Dhamaantood waxay qeexayaan xeerarka maxaabiista wakhtiyada dagaaladu socdaan lagu qabto.
Read more...
 
Itixaadkii Laascaanood Oo Ku Kala Biiray SNM Iyo SSDF.
Written by Jidbaale.com   
Thursday, 29 July 2010 14:08

 

 

 

 

Faallo(Jidbaale.com):-Aduunyadda nin noolow maxaa aragti kuu laaban waxaad arkaysaa maalinkasta qiso cusub iyo dhacdooyin aadan waligaa filanayn waxaana halkan in yar ku bidhaaminaynaa arrimaha isbadelay ee ka socda gudaha Soomaaliya iyo sida xaaladuhu u baaxaadagayaan.

Read more...
 
Maamulka Cusub Ee Jabhada SNM Oo Ka Sanqadhiyey Inay Wada Hadal La Gelayaan Hogaanka SSC
Written by Jidbaale.com   
Thursday, 29 July 2010 01:36

Qormada Maanta (Jidbaale.com) Horta aan wada hadalno waa arrin wanaagsan, balse labada wada hadlaysaa maxay ka wada hadlayaan? Waxay ka hadlayaanse muxuu yahay? Maxayse kala aaminsan yihiin labada wada hadlaysaa? Wada hadalkooduse muxuu soo kordhin karaa? Mise aan wada hadalno waa iska gobaadsi oo waa mid tabco maagan iyo mid feejigan?

 

Read more...
 
Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Oo Doha Qatar Lagu Soo Dhaweeyey.(Daawo Sawiradda)
Written by Jidbaale.com   
Wednesday, 28 July 2010 16:00

Doha Qatar(Jidbaale.com):-Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ayaa lagu soo dhaweeyey magaalada Doha ee caasimada wadanka qadar, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen xubno ka tirsan jaaliyadda SSC eek u dhaqan wadanka doha qadar.

Read more...
 
Wakiilka Xawaaladda Amal Ee Waqooyiga Somaliya C/risaaq Dawdar Iyo Cismaan Garaad Soofe Oo Loo Magacaabay Wasiiro SNM.
Written by Jidbaale.com   
Wednesday, 28 July 2010 10:14

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hargeysa(Jidbaale.com):-Wakiilka Xawaaladda Amal ee waqooyiga Soomaaliya C/risaaq Khaliif Axmed Dawdar Ayaa maanta loo magaacabay wasiirka Ganacsiga Warshadaha iyo Dalxiiska: waxaa sidoo kale isla loo magaacay wasiir ku xigeen Cismaan Garaad Soofe oo ahaa ganacsade isla markaana muddooyinkii ugu danbeeyey xidhiidh dhaw la lahaa Malayshiyada SNM.

Read more...
 
Golaha Wakiilada Maamulka Garoowe Oo Xilkii Ka Qaaday Sadex Xildhibaan.
Written by Jidbaale.com   
Wednesday, 28 July 2010 09:57

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Garoowe(Jidbaale.com):-Golaha wakiilada ee maamulka Garoowe ayaa xilkii ka xayuubiyey sadex xildhibaan oo ka tirsanaa golaha mamaulkaasi, ka dib markii uu dacwad ka soo gudbiyeen sadexdan Xildhibaan C/raxmaan Faroole iyo C/samad Cali , warqadna ka saxeexay Garaad Saleebaan Garaad Maxmed ku saabsan labada xildhibaan ee ka soo jeeda SSC sidii xilka looga qaadi lahaa, waxayna eedaymahan soo mariyeen xeer ilaaliyaha.

 

Read more...
 
Horgale Gooni Oo Lagu Dan Gaadhay, Haatana Xilkii Horgalanimo Laga Caydhiyey
Written by Jidbaale.com   
Wednesday, 28 July 2010 01:26

Laascaanood(Jidbaale.com) Horgale Maxamed Saleebaan Goonni oo ka mid ahaa horgaladii sida weyn loogu dan gaadhay, xil ka qaadistiisani waxaa keenay ka dib markii lagu eedeeyey inuu ka dambeeyey maxaabiis ku xidhnayd xabsiga dhexe ee magaalada Laascaanood oo dhawaan oodda jabsatay.

 

Read more...
 
C/raxmaan Faroole, C/samad Cali Shire Iyo Garaado Isku Afgartay In Xildhibaano Ka Soo Jeedda SSC Xilka Laga Qaado.
Written by Jidbaale.com   
Tuesday, 27 July 2010 16:21

Garoowe(Jidbaale.com):-Warar naga soo gaadhaya Magaalada Garoowe ayaa waxa ay sheegayaan in madaxweynaha Maamulka Garoowe C/raxmaan Faroole iyo ku xigeenkiisa C/samad Cali Shire Iyo Garaad Saleebaan Garaad Maxmed isku afgarteen in xildhibaano ka soo jeeda deegaanka SSC golaha wakiilada laga saaro.

 

Read more...
 
Tahniyad Meher Oo Ku Socota Mudane C/fataax Yuusuf Fardaale Iyo Marwo Nimco Maxmed Cumar
Written by Jidbaale.com   
Tuesday, 27 July 2010 14:10

Minneapolis(Jidbaale.com):- Waxaa halkan tahniyad iyo bogaadin balaaran uga diraya lamaanaha mudane cabdi fataax yuusuf fardaale iyo murwo nimco maxamed cumaroo meherkoodu ka dhacay dalka mareykanka gobolka manasota magaalo madaxiisa minneapolis taariikhdu markay ahyd  07/25/2010

Read more...
 
Horgale Faarax Macallin Dawaare Oo Mar Kale Ku Soo Laabtay Maamulka Jabhada SNM
Written by Jidbaale.com   
Tuesday, 27 July 2010 12:59

Hargeysa(Jidbaale.com) Waxaa magaalada Hargeysa ee caasimada labaad ee soomaaliya soo gaadhay Horgale Faarax Macallin Dawaare oo isagu horey heshiis hoos ahaaneed ula galay maamulka Jabhadaasi, waxaana ballanqaadkii uu la galay lagu siiyey jeeb buuxis aan waafi ahayn, wuxuuna haatana u yimi inuu maamulka jabhadan SNM ay u cusboonaysiiyaan.

 

Read more...
 
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 Next > End >>

Page 6 of 21