|
Written by Jidbaale
|
|
Sunday, 05 February 2012 12:15 |
|
Jigjigga(Jidbaale) Xaflad Si heer sare loo Agaasimay oo lagu caleemo saarayey garaadka beesha Absame Garaad Maxamuud Garaad Dool ayaa ka dhacday magaalada birqood ee ka tirsan gobolka dhagaxbuur.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Sunday, 05 February 2012 07:57 |
|
London(Jidbaale.com) Waxaad nagala soo qayb gashaan xaflad lagu taageerayo khaatumo starte of Somalia taasi oo ka dhici doontaa magaalada London habeenka ay taariikhdu tahay 12/2/2012 waana habeen axad ah, goobtuna waa Hoolka Hammersmith Town Hall, assembly Hall, London W6 9JH. Halkan riix ogeysiiskan
|
|
Read more...
|
|
Written by jidbaale.com
|
|
Sunday, 05 February 2012 07:44 |
|
Nairobi(Jidbaale.com):-Kulan ka dhacay magaalada Nairobi oo si heersare ah loo soo agaasimay ayaa laguna weyneeyey maamul Goboleedka Makhir State Of Somalia ee Waqooyiga Soomaaliya.
|
|
Read more...
|
|
Written by jidbaale.com
|
|
Sunday, 05 February 2012 07:34 |
|
Hargeysa(Jidbaale):-Labadii bilood ee u danbeeyey waxaa isa soo tarayey Isbadelo waaweyn oo ku soo kordhayey Siyaasadda beesha Isaaqa iyo mawqifyadii ay ka taagnaan jireen Gooni goosadka, sida muuqatana talaabooyinkani kuma imaan si kadis ah ee waa wax ka yimi dareenka geeska afrika iyo dunida iyo dhiiranaanta ay muujiyeen beelaha Dhulbahnate, Warsangali iyo Gedibiirsay, Waxaana ugu weyn isbadelka ku yimi siyaasada beesha Isaaq kuwan soo socda.
|
|
Read more...
|
|
Written by jidbaale.com
|
|
Sunday, 05 February 2012 06:59 |
|

Farriin(Jidbaale.com):-Farriintani waxay ku socotaa dhamaan jaaliyadda Dhulbahante ee ku sugan Dalka Ingiriiska iyo guud ahaan jaaliyaddaha Khaatumo State Of Somalia, farriintan oo xanbaarsan xogo ku saabsan Shirka London ee Soomaalida loogu qabanayo halkaasi.
|
|
Read more...
|
|
Written by Kayton
|
|
Sunday, 05 February 2012 06:38 |
|

Maqaal(Jidbaale.com):-Waabaa baryey, oo gudcurkii laga bax, Iftiin aaan ladhayilsan karinbaa gees kasta kasoo iftiimay, waase lafilaayey, waa dharaar cad oo ninkastoo dhuumaalaysta ishu qabanayso, waa dabayl wadata naacow qabow oo dadkoo dhan wada saameysay, qofkastaaa halkiisuu iska xilqaamay, isagoon waxna loosheegin cidina qasbin, waa halgan hareeraha oo dhan kasocda, cid is hortagai kartaana aysan jirin, ilaa maanta, Albaab kastaa iskiisuu ufarmayaa iyadoon lagar garaacin, Aduun koo dhanbaa diyaar noqday iyadoon laga codsan, Qof walbaa wuxuu ogaaday inuu xaqii dilaacay, baadilkiina buray,Wadankastaa dabaag dagii baa kasocda, Soomaaliyoo dhanbaa u aragtay wax loobaahnaa waa hore, balse kusoo aaday xili xasaasi ah.
|
|
Read more...
|
|
Written by jidbaale.com
|
|
Saturday, 04 February 2012 15:43 |
|

Hargeysa(Jidbaale.com):-Suldaanka Guud ee beelaha Isaaqa Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir ayaa sheegay in uu aamminsan yahay in shirka London beesha Isaaqu ka qayb gasho, iyada oo ay dhan yihiin, kana kooban yihiin Madaxda maamulka Hargeysa iyo Madax-Dhaqameedka si loola xisaabtamo Soomaalida inteeda kale. Halkan Ka Dhagayso Waraysigii Suldaanka.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale
|
|
Saturday, 04 February 2012 13:03 |
|
Dhagaxbuur(Jidbaale):-Madax dhaqameedka dawlad goboleedka Khaatumo oo safar ku joogay ethiopia lana socday Wufuuddii Khaatumo kuna sugnaa Addis ababa ayaa Saaka Hiirtii ka degay Jigjigga iyagoo dib ugu laabtay Caasimada ismaamul Goboleedka soomaalida ee JigJiga.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale
|
|
Saturday, 04 February 2012 12:59 |
|
Buuhoodle(Jidbaale):-Taliyaha Ciidanka Buuhoodle Cabdiraxmaan Cabdilaahi Axmed Nuur ayaa maanta shir Jaraa'id, oo uu ku qabtay gudaha magalada Buuhodle Halkan ka Daawo.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Saturday, 04 February 2012 05:18 |
|
London(Jidbaale):-Heestan Hambalyada Khaatumo Waxaa ku luuqaynaya fannaanka caanka ee Cabdi Holland, waxaana heestan lagu bilay sawirradii shirweynaha Taleex. Daawasho habboon.
|
|
Read more...
|
|
Written by JIdbaale.com
|
|
Saturday, 04 February 2012 04:25 |
|

Addis Ababa(Jidbaale):-Waxaanu saaka waaberigii hore ee wakhtiga Geeska Afrika kula xidhiinay khadka telefoonka ee magaalada Addis Ababa Pro. Cali Khalif Galaydh iyo wafti ballaadhan, oo uu Hoggaaminayo beryahan marayeen dalka Ethiopia. Waftiga ayaa hadda ku sugan magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia, ayagoo sidoo kale soo maray magaalada Jig-jiga ee caasimadda dawladda Soomaaliyeed ee dalka Ethiopia.
|
|
Read more...
|
|
Written by Cabdirashid Cabdi Daad
|
|
Saturday, 04 February 2012 04:01 |
|

Maqaal(Jidbaale.com):-Waxaad ku arkaysaa war baahin kasta oo ay wax ku qoraan maamulka Somaliland ama maqal iyo muuqaal ahaanba usoo daayaan in Somaliland ahaan jirtay Dawlad, dawladaas oo ay wada lahaayeen Qabiilooyinka kala ah Isaaq Gudabiirsay Ciise iyo Harti magaceeduna yahay ama ahaan jiray Somaliland.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Friday, 03 February 2012 21:31 |
|

Seattle (Jidbaale.com):- Waxaa dhamaan la ogaysiinayaa bulsha weynta Soomaaliyeed ee jecel midnimada Somaaliya ee ku nool magaalada Seaatle, Washington. In xaflad heer qaran ah ay maalinta Sabtida (Feb.04-2012 ) ka dhici doonta magaaladaasi Seattle.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale
|
|
Friday, 03 February 2012 12:42 |
|
Buuhoodle(Jidbaale):- Kulan aya maanta isugu yimaadeen odayaasha iyo wax garadka Gobolka Cayn oo ka dhacay magaalada Buuhoodle ayaa waxay siwayn ugga hadleen hadal shalay uu jeediyeyTaliyaha Ciidmada Maamulka Somaliland, kaasoo Saxaaafada lasoo hor istaagay wax aan loogu sheekayn karin ciyaalka Halkan Ka Dhagayso
|
|
Read more...
|
|
Written by jidbaale.com
|
|
Friday, 03 February 2012 04:52 |
|
Ogaysiis (Jidbaale.com):-, Jaaliyadda Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee khaatumo waxay ku sharfaysaa dadweynaha Soomaaliyeed eek u nool Magaalada Edmonton iyo nawaaxigeeda inay ka soo qayb galaan habeenka xafladda taageerada Midnimada Soomaaliyeed . halka iyo wakhtiga lagu qabanayaana waa sidan hoose.
|
|
Read more...
|
|
Written by jidbaale.com
|
|
Thursday, 02 February 2012 17:46 |
|

Geneva(Jidbaale.com):-Abwaanadda Soomaaliyeed ee Xaliimo Soofe ayaa suugaan qiimo soo bandhigtay iyadda oo ku taageeraysa dawlad goboleedka Khaatumo State Of Somalia.
|
|
Read more...
|
|
Written by jidbaale.com
|
|
Thursday, 02 February 2012 16:57 |
|

Qormo(Jidbaale.com):-Tan iyo markii lagu dhawaaqay maamulka Khaatumo State Of Somalia waxaa muuqata in beesha Isaaq ay ku noqotay arrin maskaxdooda ka weynaatay isla markaana ay dareemeen in riyadii 21 sanno ay ku naaloonayeen ay noqotay halbacaad lagu lisay .
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale
|
|
Thursday, 02 February 2012 13:14 |
|

Muqdisho(Jidbaale):-Madaxweynaha Jamhiiriyadda Soomaaliya Mudane Shariif Sh. Axmad ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday dowlada Ingiriiska oo uu haggaaminayay xohayaha arimaha dibadda ee dowladda Birtain Wilyam Heyg (William Hague) oo Muqdisho maanta soo garay.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale
|
|
Thursday, 02 February 2012 13:03 |
|
Toronto(Jidbaale):- Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan Jaaliyadda reer Khaatumo ee ku nool Magaalada Toronto iyo agagaarkeeda.
|
|
Read more...
|
|
Written by Ismail Ducale Aftaag
|
|
Thursday, 02 February 2012 11:26 |
|
Cardiff(Jidbaale.com) Bahda Aftaag Production waxay idiin soo gudbinayaan maqal iyo muuqaal ku saabsan shirweynihii Khaatumo ee Taleex, si aad u daawatid halkan riix http://youtu.be/MAFT_DBLo2I
|
|
Read more...
|
|