gototopgototop
Warqad Furan Oo Ku Socota Shiikh Cali Warsame, Shiikh Dirir , Shiikh Mustafe , (Shiikh) Aadan Siiro Iyo Dhamaan Culimida Reer Banii Isaaq.
Written by Jidbaale.com   
Friday, 27 January 2012 20:16

altalt

altalt

 

Farriin(Jidbaale.com):-Marka Ugu Horaysa waxaan idinku salaamaynaa salaanta islaamka Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabaraakaatu, sida aad idinku tuhunsanahay waxaad tihiin Culimadii iyo waxgaradkii beesha Isaaqa ee aanu dariska nahay , horena waxaa loo yidhi saaxiibkaa waad dooran kartaa ee dariskaaga ma dooran kartid taas oo macnaheedu yahay hadaynu nahay Dhulbahante iyo Isaaq waxaa ilaahay qadaray in aynu daris noqo isla markaasna aynu noqono dad dhiig iyo dheefba wadaagay qarniyadii ilaahay qadaray in uu inagu unku bogcadan waqooyiga Soomaaliya.

 

Read more...
 
Culamadda Caamiliinta Ahayd ee Reer Burco iyo Hargaysa Ma Waxay ku gowracan yihiin Fatwadda Adam Siiro mise weli waxay Sugayaan Ogolaanshaha Mr: Siilaanyo
Written by jidbaale.com   
Friday, 27 January 2012 18:48

Waxaa mahad  dhamaanteed iska leh allaha nagu galaday nicmada islaamnimadda naga dhigay umad islaama oo rumaysaysan  Nebi Muxamed (scw).

Waxaa rabaa inaan   fatwo hordhac ujeediyo Beelaha SSC inay Difaacaan naftooda, guryohooda hantidooda,& Cirdigooda intaba.

Read more...
 
Madaxda Khaatumo State Of Somalia Oo Ka Hadlay Xaalada Dagaalada(Daawo)
Written by jidbaale.com   
Friday, 27 January 2012 18:44

Madaxda Sare ee Maamulka Khaatumo State Ayaa Kahadlay Duulaankii  shalay ka Lagu soo qaaday duleedka magaalada Buuhoodle waxayna dagaalkaasi ku tilmaameen duulaan gardaro ah oo uu wado maamulka SNM.

Read more...
 
Ogaysiis Dhamaan Bulshadda Khaatumo Sate Iyo Soomaaliwaynta kale Ee Ku Dhaqan Wadanka Nederland Waxaa Lagu wargalinayaa Shirweyne Maalinata Sabtida Ah Ee Soo Socdo Iyo Utrecht overvutrecht.
Written by jidbaale.com   
Tuesday, 24 January 2012 15:14

Waxaa dhamaan jaaliyada khaatumo State of Somaliya iyo dhamaan bulsho waynta Soomaaliyeed lagu wargalinayaa in uu dhici doono Sabtida soo socdo shir wayne lagu taageerayo isla markaana loogu dabaal dagayo maamulka cusub ee khaatumo State of Somaliya kaasoo ka dhacaya hoolka shirarka ee Utrecht overvutrecht.

Read more...
 
The Massacre in Lascanod
Written by Osman hassan   
Tuesday, 24 January 2012 14:01

The massacre that Somaliland's occupation forces committed in Lascanod on Sunday 21 January 2012, in which a number of people were cold-bloodedly killed and many fatally wounded, may be the first of its kind. But it is only part of the wider crimes against humanity which the one-clan secessionist enclave calling itself "Somaliland" had adopted as their instruments of occupation and suppression since they occupied the capital city and other parts of the Khaatumo State of Somalia (formerly SSC) in October 2007.

Read more...
 
Xaaladda Magaalada Buuhoodle Oo Deggan Iyo Ammaanka Jiidda Oo aad Loo Adkeeyay.
Written by Jidbaale.com   
Monday, 23 January 2012 10:22

Buuhoodle(Jidbaale):-Tan iyo markii ciidamada Maamulka SNM ay sida qarsoodiga ah ugu soo duuleen magaalada Buuhoodle iyadoo halkaasi ay cawaaqib xumo kala kulmeen ayaa waxaa deggan xaaladda magaalada Buuhoodle, iyadoo ay si wanaagsan u kala soconayaan dhammaan qaybaha kala duwan ee ganacsigu.

Read more...
 
Dagaal Ka Qarxay Duleedka Sool-Joogto Ee Gobolka Cayn Iyo Daryanka Madaafiicda Oo Laba Dhacaya.
Written by Jidbaale.com   
Saturday, 21 January 2012 05:42

alt

Buuhoodle(Jidbaale):-Waxaa hadda soconaya dhawaaqa Madaafiic aad u culus, kuwaasi oo laga maqlayo gudaha magaalada Buuhoodle. Waxayna ka dhacayaan duleedka tuulada Sool-joogto. Waxaana is waydaarsanaya Ciidamada Xaq-udirirka G/ Cayn iyo Ciidamada Maamulka SNM ee dhawaan lagu jebiyey gudaha magaalada Buuhoodle.

Read more...
 
Maleeshiyada Somaliland Oo Shacab Ku Xasuuqday Magaalada Laascaanood
Written by Jidbaale.com   
Saturday, 21 January 2012 05:07

alt

Laascaanood(Jidbaale):-Muddaharaadyo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh ayaa hadda ka socda magaalada Laascaanood. Waxaana la sheegayaa in mudahraadkan uu keenay dhimasho iyo dhawac soo gaadhay shacabka muddahaharaadayey, kuwaas oo maleeshiyada Somaliland rasaas oodda kaga qaadeen.

Read more...
 
Ogaysiis Ku Socda Jaalliyada Khaatumo State Ee Seattle
Written by jidbaale.com   
Friday, 20 January 2012 22:31

 

 

alt

Seattle(Jidbaale.com):- Dhamaan Jaalliyada Khaatumo State Of Somalia ee ku dhaqan magaalada Seattle iyo nawaaxigeeda waxaa la ogaysiinayaa inay ka soo qayb galaan xaflad balaadhan oo lagu taagerayo curashada maamulka Khaatumo State Of Somalia.

Read more...
 
Golaha Madaxtooyada Iyo Wasiirada Maamulka Khaatumo Oo La Dhaariyey
Written by Jidbaale   
Thursday, 19 January 2012 07:00

Taleex(Jidbaale):- Waxaa hadda lagaga dhawaaqay Berdaha Khaatumo ee Magaalada Taleex, xubnaha hogaanka u qabanaya maamulka Khaatumo.

Read more...
 
Daawo Sida ay u dhacday Magacbixintii Maamulka Khaatumo State Of Somalia
Written by jidbale.com   
Tuesday, 17 January 2012 17:03

alt

Taleex(Jidbaale.com):-Daawo sidii ay ergooyinku u soo bandhigeen magac bixinta Khaatumo State Of Somalia

Read more...
 
Xoojinta Xidhiidhka Labada Shacab Ee Khaatumo State Iyo Puntland State.
Written by jidbaale.com   
Tuesday, 17 January 2012 16:53

Faallo(Jidbaale.com):-Shaki kuma jiro in labada shacab ee walaalaha ah ee ka kala tirsan labada maamul goboleed ee Khaatumo State Of Somalia Iyo Puntland State Of Somalia ee dariska ah  in ay yihiin laba shacab oo waxyaalo badan iska garab san kara, waxaana taas daliil cad u ah sida shacabka Beelaha Majeerteen,Leelkase,Dashiishle, iyo Awrtable ugu soo hanbalyeeyeen walaalahooda Dhulbahante horaantii shirka iyo ku dhawaaqidii maamulkaba iyo sida ay u canbaareeyeen dagaalkii gardarada ahaa ee lagu soo qaaday Buuhoodle.

Read more...
 
Somali Channel Oo Ka Gaabsaday Baahinta Shirweynihii Ka Socday Magaalada Taleex
Written by Jidbaale.com   
Tuesday, 17 January 2012 05:58

Maqaal(Jidbaale) dhawaan markii ay isku dhaceen hawlwadeenada talafeeshinka Somali Channel iyo maamu goboleedka waqooyi bari(ex Puntland) waxay bilaabeen inay si joogta ah  u baahiyaan geeddi socodka shirweynaha Khaatumo ee ka socday magaalada Taleex, iyagoo taasi ciqaab uga dhigaya maamul goboleedka Faroole iyo wiilashiisa.

Read more...
 
Saldhigyada Laascaanood Oo Qafilan, Taliyaashii Iyo Ciidamadii Booliska Ka Goostay Kuna Biiray Khaatumo State Of Somalia (Sawiro+Vedio)
Written by jidbaale.com   
Tuesday, 17 January 2012 05:23

alt

Buuhoodle(Jidbaale.com):-Taliyaha Kuxigeenka Gobolka Sool oo kasoo ayaa maanta kasoo goostay ciidan ka maamulka Soomaali land waxaan si wayn loogu soo dhaweeyay Magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn. ugu horayna waxa ku kalifay inuu kasoo goosto maamulka uu ka tirsanaa. waxa uuna ugu baaqay ciidamadii ay wada shaqaynayeen Ee ku hadhay maamulkaasi inay ku soo biiraan maamulka Deegaanda Ssc ee Khaatumo State Of Somalia.

Read more...
 
Dr Cali Khaliif Iyo Dr Cali Ciise Oo Ka Warbixinaya Qaab Dhismeedka Maamulka Khaatumo State of Somalia
Written by Jidbaale   
Tuesday, 17 January 2012 00:39

Taleex(Jidbaale):-Qaab dhismeedka Khaatumo State of Somalia waxaa ka war bixinaya Dr Cali Ciise & Dr Cali Khaliif Halkan ka daawo

Read more...
 
Waxaan Filayaa Inay Cashar Kufilan Qaateen ” Wasiirkii hore ee warfaafinta Dawlada Soomaaliya Oo Maanta Booqday Furimaha Dagaalka Ay Kusugan Yihiin Ciidamada Xaqudirirka Buuhoodle
Written by Jidbaale   
Tuesday, 17 January 2012 00:31

Shangalle(Jidbaale):-Wasiirkii hore ee Warfaafinta dawalada KMG Soomaaliya Cabdi Kariin Xasan Jaamac ayaa waxuu booqday Jiida hore ee dagaalka Halkaasi oo shir jaraaid ugu qabtay saxaafa wasiirka ayaa ka hadlay arimo dhowra waxa uuna ka digay cawaaqib xumada ay ku keeni karto maamulka Hargeisa hadii ay isku dayaan ina xoog ku muquuniyaan shacabka Ssc ku waasi oo maanta ku dhawaaqay maamul Goboleed si tooso u hoostagaya Dawlada Soomaaliya  Halkan Ka daawo

Read more...
 
C/kariin Xasan Jaamac Oo Booqday Buuhoodle
Written by Jidbaale   
Tuesday, 17 January 2012 00:24

Buuhoodle(Jidbaale):- Wasiirkii hore ee Warfaafinta dawalada KMG Soomaaliya Cabdi Kariin XasanJaamac Oo Xalay soo gaadhay maagaalda buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn kana soo kici timay magaalda Taleex.

Read more...
 
Magaca Maamul Goboleed Shirkii Taleex oo la shaaciyey
Written by Jidbaale.com   
Monday, 16 January 2012 03:26

Taleex(Jidbaale) Maanta ayaa lagu dhawaaqay magac bixintii maamul goboleedka ay yeelanayso beelaha deegaanada SSC, waxaana laysla qaatay (Maamul goboleedka Khaatumo State Of Somalia).  

Read more...
 
Halkan Ka Daawo Jabkii SNM Gaadhay Ciidanka Buuhoodle Oo Wacad Ku maray Inay Gubayaan Qorilugud.
Written by Jidbaale   
Sunday, 15 January 2012 14:19

Buuhoodle(Jidbaale):-Daraawiishtii oo Wacad ku martay inay cagta marin doonaan Qorilugud, mar danbena aysan Qorilugud noqon doonin tuulo inta cadow isku uruursado Buuhoodle laga soo weeraro Halkan ka daawo Qayb kale  Video2 Halkan Ka Daawo

Read more...
 
Maleeshiyada Maamulka Jabhada SNM Oo Ku Guuldaraystey Weeraro Nafla Caarid Ah Oo Ku Soo Qaadeen Buuhoodle
Written by Jidbaale.com   
Sunday, 15 January 2012 02:45

Buuhoodle(Jidbaale.com) Saaka subaxnimadii ayaa maleeshiyada maamulka jabhada SNM waxay isku dayeen inay weerar ku soo qaadaan caasimada gobolka Cayn ee buuhoodle, iyagoo markaasi kaashanaya qaarka mid ah horgalada u dhashay deegaanada SSC, hase ahaatee weerarkaasi gaadmada ah way ku guuldaraysteen.

 

Read more...
 
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 Next > End >>

Page 1 of 90